Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha » admin http://hiilkubad.com Mon, 04 Aug 2014 12:34:52 +0000 en-US hourly 1 http://wordpress.org/?v=3.9.1 Juventus Oo Magacowday Kooxdeeda Wareega Group-yada Champions League Ciyaaraya. http://hiilkubad.com/juventus-oo-magacowday-kooxdeeda-wareega-group-yada-champions-league-ciyaaraya/ http://hiilkubad.com/juventus-oo-magacowday-kooxdeeda-wareega-group-yada-champions-league-ciyaaraya/#comments Tue, 03 Sep 2013 17:28:32 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=23
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Juventus Oo Magacowday Kooxdeeda Wareega Group-yada Champions League Ciyaaraya.], All Right Reserved. 2014.
]]>
llorente-juve-galaxy490ai_2

Juventus ayaa magacowday liiska 24ka ciyaaryahan ee uga qeybgalaya wareega group-yada Champions League oo uu ku jiro Simone Pepe.

Bianconeri ayaa magacaabatay kooxdeeda oo buuxda oo ay ku jiraan saxiixyada cusub ee xagaagan sida Carlos Tevez , Ogbonna iyo Fernando Llorente.

Kooxda Juventus ee Champions League: Buffon, Chiellini, Caceres, Ogbonna, Pogba, Pepe, Marchisio, Vucinic, Tevez, De Ceglie, Giovinco, Peluso, Llorente, Barzagli, Bonucci, Padoin, Pirlo, Asamoah, Vidal, Lichtsteiner, Quagliarella, Storari, Isla, Rubinho



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Juventus Oo Magacowday Kooxdeeda Wareega Group-yada Champions League Ciyaaraya.], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/juventus-oo-magacowday-kooxdeeda-wareega-group-yada-champions-league-ciyaaraya/feed/ 0
Afar Ciyaaryahan Oo Seegay Tababarkii Maanta Ee Xulka England. http://hiilkubad.com/afar-ciyaaryahan-oo-seegay-tababarkii-maanta-ee-xulka-england/ http://hiilkubad.com/afar-ciyaaryahan-oo-seegay-tababarkii-maanta-ee-xulka-england/#comments Tue, 03 Sep 2013 17:21:54 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=6
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Afar Ciyaaryahan Oo Seegay Tababarkii Maanta Ee Xulka England.], All Right Reserved. 2014.
]]>
kala

Afar ciyaaryahan oo ka tirsan xulka England ayaa seegay tababarkii maanta, iyadoo Three Lions ay isku diyaarinayaan kulanka isreebreebka Koobka Adduunka ee ay la leeyihiin Moldova.

Xulka Roy Hodgson ayaa jimcaha Wembley ku wajahaya Moldova, waxaana ay ka warqabaan inay u baahan yihiin seddex dhibcood hadii ay hogaanka Group H kala wareegayaan Montenegro oo u safreysa Poland.

Waxaa shaki ku jiraa inay kulankaas ciyaarayaan Jack Wilshere, Daniel Sturridge, Steven Caulker iyo Jermain Defore ka dib markii ay seegeen tababarkii buuxay ee xulka England ee maata.

Wilshere ayaa calool xanuun darteed loo bedelay kulankii ay Arsenal 1-0 kaga badisay Tottenham axadii, laakiin waa Sturridge ciyaaryahanka shakiga ugu badan laga qabo inuu ciyaari karo isagoo qaba dhaawac muruqa ah.

 



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Afar Ciyaaryahan Oo Seegay Tababarkii Maanta Ee Xulka England.], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/afar-ciyaaryahan-oo-seegay-tababarkii-maanta-ee-xulka-england/feed/ 0
Hello world! http://hiilkubad.com/hello-world/ http://hiilkubad.com/hello-world/#comments Thu, 01 Aug 2013 23:24:46 +0000 http://www.hiilkubad.com/?p=1
Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Hello world!], All Right Reserved. 2014.
]]>
Welcome to WordPress. This is your first post. Edit or delete it, then start blogging!



Tags:  


You might be interested in this:  

Copyright © Hiilkubad : Isha Wararka Cayaaraha [Hello world!], All Right Reserved. 2014.
]]>
http://hiilkubad.com/hello-world/feed/ 0