Home » Europe » Champions League » Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad Oo Saadaaliyay In Real Madrid Gaari Doonton Finalka Champions League

Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad Oo Saadaaliyay In Real Madrid Gaari Doonton Finalka Champions League


Rea

Akhristayaasha Shabakadda Hiilkubad ayaa saadaliyay in Kooxda Real Madrid ay tiigsan doonto Finalka Champions League xili ciyaareedkaan, markii ay codbixintooda kusoo gudbiyeen Website-ka.

58.51% Ayaa u codeeyay in Real Madrid ay gaari doonto Finalka Champions League iyadoo Bayern ay heshay cod dhan 41.49% Waana codad isku dhaw balse Real Madrid ayaa Finalka Champions League u gudbi doonta ayey saadaliyeen Akhristayaasha ka hor kulanka lugta labaad ee caawa.

Bal Aynu Aragno Waxa caawa ka dhaca Allianz Arena.

Poll

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close