Shabakadda Ciyaaraha ee Hiilkubad.com, ee wararka kubada cagta caalamka ku qorta afka soomaaliga ayaa cod u qaaday kooxda ku guuleysan karta horyaalka ingiriiska iyadoo natiijada ugu badan ee codadka akhristayaasha ay noqotay iney ku guuleyato kooxda Liverpool.
59% Ayey Akhristayaasha Shabakadda ugu codeeyeen iney Liverpool ku qaadi karto koobka inkastoo Manchester Ay Hesha 21% halka Chelsea ay heshay 20% waxaana halkaas ay akhristayaashu ugu saadaaliyeen Liverpool Hanashada Horyaalka Ingiriiska xili ciyaareedkaan.
Sawirka maahan mid rasmi ah ee waa Sawir la isku keenay…
Liverpool ayaana haatan shan dhibcood ka horeysa kooxda Chelsea iyadoo Axada ku marti galin doonta Anfield Road.