Home » Latin America » Adigaaba Qosli Doontid: Qaniinyadii Suarez Iyo Sawirada Shactirada Badan Ee Laga Sameeyay Wax Badan Ka Arag!!!

Adigaaba Qosli Doontid: Qaniinyadii Suarez Iyo Sawirada Shactirada Badan Ee Laga Sameeyay Wax Badan Ka Arag!!!


Suarez2

Waxaaba macquul ah in koobka aduunka 2014 loo bixiyo “Koobkii Suarez waalidiisa lagu ogaada” waayo daafaca xulka Italy Giorgio Chiellini ayuu garabka ka qaniinay mana ahan markii ugu horeesay ee uu xidigan falkan oo kale ku kaco waa markii 3-aad sidaa darteed aduunka oo idil amakaag ayay ku noqotay, qaarkood waxay soo jeediyeen in Afka shabaq looga xiro marka uu garoonka ku jiro halka qaarkalana ay dhaheen gabi ahaanba kubada cagta in mudo dheer laga ganaaxo halka kuwo kalena ay dhaheen wuxuu u baahan yahay la talin iyo daryeel madaama uu maskaxda ka jirin yahay, wixii laga sheegayba la sheeg: fadlan hoos kaga bogo muuqaalada cajiibka ah ee falkii Suarez laga sameeyay:

Christmas stocking filler: The Suarez bottle opener would probably be a best-seller if it was real

Kitted out: Pranksters gave Suarez a muzzel Another angle: Chiellini's bite mark display is enhanced

Jaws: It's not quite Sportsmail's Match Zone but this claimed to be Suarez's heatmap against Italy

Sniggers: Was Suarez's bite because he hadn't eaten before kick-off in the Group D decider?

The devil in the detail: Can you spot what's been changed on Suarez's Panini sticker? Check his teeth...

Bite over bark: Suarez has been likened to Jaws before and again he is proving it's not safe to be around him


Close