Home » Europe » Champions League » AC Milan oo magaawday xidiga Championka u matali doonaan iyo Kaka oo liiskan….

AC Milan oo magaawday xidiga Championka u matali doonaan iyo Kaka oo liiskan….


kaka

Naadiga AC Milan ayaa si rasmi ah u magacaawday xidigaha u matali doonaan koobka horyaalada Yurub xili cayaareedkan 2013/14 kadib markii uu si rasmi ah xirmay suuqa Yurub macalin Allegri ayaa xiriirka kubada cagta u gudbiyay liiska Milan uga qayb qaadan doaan Champion-ka waxaana xusid mudan in Ricardo Kaka oo dib ugu soo laabtay kooxdan in lagu daray liiskan sidoo kalena Alessandro Matri oo isna dhawaan Juve isaga soo tagay ayaa nasiib u yeeshay in lagu daro liiskan balse waxaa lala yaabay in macalin Allegri uusan xidigaha uu magaacaby ku darin labada xidig ee dhalinta yar balse Milan ka dhex muuqdaan beryahan kuwaas oo kala ah M’Baye Niang iyo Riccardo Saponara. Guud ahaan waa kuwaan hoos ku qoran xidigaha uu magacaabay:

Abbiati, Amelia, Coppola; Abate, Bonera, Constant, De Sciglio, Mexes, Silvestre, Zaccardo, Zapata; Birsa, Cristante, de Jong, Emanuelson, Montolivo, Muntari, Nocerino, Poli; Balotelli, El Shaarawy, Kakà, Matri, Pazzini, Robinho


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close