Kooxaha Yurub ugu caansan intooda badan waxay diyaar yihiin xidigaha ay doonayaan inay lacago badan kula soo saxiixdaan balse waxaa jiraan xidigo badan oo si lacag la’aan ah lagu heli karo madaama qandaraaska ay kooxahooda kua jireen dhamaadeen sidaa darteed waxaan idiin soo xulnay 9-cayaaryahan oo caalamka magac ku leh kuwaas oo si lacag la’aan ah kooxaha Yurub ku heli karaan, waxaana haatan saxiixa xidigahan loogu jiraan loolan culus fadlan hoos kaga bogo:
Esteban Cambiasso: From Inter Milan to Tottenham
Tiago Mendes: From Atletico Madrid to Chelsea
Frank Lampard: From Chelsea to New York City FC
Guillermo Ochoa: Fraom Ajaccio to Liverpool/Arsenal/Tottenham
Victor Valdes: From Barcelona to ???????
Ashley Cole: From Chelsea to ????
Rio Ferdinand: From Man Unite to QPR
Samuel Eto’o: From Chelsea to Tottenham
Gareth Barry: From Man City to Everton
Profile