Home » Horyaalada » La liga » 9-Hehiis Oo Aan Fileyno In Todobaadkan La Dhameestiri Doono

9-Hehiis Oo Aan Fileyno In Todobaadkan La Dhameestiri Doono


diego_costa

Madaama koooxaha Yurub ugu caansan ay bilihii ugu dambeeyay dadaal xoogan wadaan sidoo kalena ay caleemeesteen xidigaha ay doonayaan inay lasoo saxiixdaan hadana midaas uma suura galin balse waxaan helnay xog la isku haleen karo taasi oo sheegyso in todobaadkan gudahiisa 9-cayaaryahan oo caalamka laga yaqaan in suuqa Yurub lagu kala iibsan doono waxaa la hubaa in qaarkood lacago badan lagu gadan doono halka qaar kalena lacag dhex dhexaad ah lagu iibsan doono fadlan hoos kaga bogo 9-heshiis ee la filaayo inay si rasmi ah u dhameestirmaan todobaadkan gudahiisa:

Diego Costa (Atletico Madrid to Chelsea): waxaa lagu iibsan doonaa £32m

Luke Shaw (Southampton to Man United): waxaa lagu iibsan doonaa £27m

Adam Lallana (Southampton to Liverpool): waxaa lagu iibsan doonaa £25m

Serge Aurier (Toulouse to Arsenal): waxaa lagu iibsan doonaa £8m

Filipe Luis (Atletico Madrid to Chelsea): waxaa lagu iibsan doonaa £20m

Fernando – FC Porto to Man City: waxaa lagu iibsan doonaa £15m

Tiago (Atletico Madrid to Chelsea): lacag la’aan ayuu Chelsea ku imaan doonaa

Alberto Moreno – Sevilla to Liverpool: waxaa lagu iibsan doonaa £18m

Mario Manduzkic (Bayern Munich to Chelsea): waxaa lagu iibsan doonaa £25m

Close