Horyaalka England waa horyaalka ay xidigaha aduunka mushaarka ugu badan ka kasbadaan sidaa darteed laacibiin farabadan oo Premiership-ka ka xamaalato ayaa xili cayaareedkan cadaadis xoogan soo wajihi doono madaama xidigahan ay mushaar badan ku shaqeeyaan sidoo kalena kalsooni dheeraad ah la siiyay waxaa looga fadhiyaa inay dhankooda waxqabad muuqdo xili cayaareedkan 014/15 la imaadaan, hadaba waa kuma 8-laacib ee xili cayaareedkan looga fadhiyo inay EPL wacdaro ka dhigaan ama mustaqbalkooda cayaareed ayaa halis soo wajihi doontaa:
1. Jack Wilshere (Arsenal)
2. Cesc Fabregas (Chelsea)
3. Erik Lamela (Tottenham)
4. Robin van Persie (Man Unitd)
5. Mesut Ozil (Arsenal)
6. Eden Hazard (Chelsea)
7. Tom Cleverley (Man United)
8. Diego Costa (Chelse)
Profile