Home » Horyaalada » League 1 » 6-cayaaryahan Oo Da’dooda Ka Yartahay 20-sano Balse Ku Shaqeeyaan Mushaar Aad U Farabadan!

6-cayaaryahan Oo Da’dooda Ka Yartahay 20-sano Balse Ku Shaqeeyaan Mushaar Aad U Farabadan!


lucas-moura

Kubada cagta xiligan casriga ah waxay noqotay goobta kaliya ee lacago badan laga sameyn karo inkastoo xidigaha dhalinta yar waayihii hore lacago badan ku shaqeyn jirin ilaa ay da’dooda hore u badato hadana xiligan isbadal xoogan ayaa dhacay madaama dhalin yaro badan la siiyay fursad waxay muujiyee waxqabadkooda wanaagsan taasina waxay keentay in kooxahooda ay lacago badan ku abaal mariyaan ama naadiyada iibsado ay mushaar badan siiyaan sidaa darteed waxaan idiin heynaa 6-cayaaryahan oo aysan weli da’dooda 20-sano gaarin hadana xiligan ku shaqeeyaan mushaar aad u farabadan waxayna laacibiintaas kala yihiin:

#1. Lucas Moura (PSG) – £180,000 ayuu todobaad walbo qaataa

#2. Marquinhos (PSG) – £70,000 ayuu todobaad walbo qaataa

#3. Adnan Januzaj (Man United) – £50,000 ayuu todobaad walbo qaataa

#4. Rahim Sterling (Liverpool)– £30,000 ayuu todobaad walbo qaataa

#5. Serge Gnabr(Arsenal) – £20,000 ayuu todobaad walbo qaataa

#6. Lucas Piazon (Chelsea)– £20,000 ayuu todobaad walbo qaataa

F.G: Kubad sameeyaha reer Brazil Lucas Piazon haatan wuxuu amaah kula joogaa naadiga Vittese ee ka dhisan dalka Holland balse milkiyadiisa kooxda Chelsea ayaa iska leh oo mushaarkiisa bixiso.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close