Home » Maxaa Cusub » 5-Xidig Oo Ay Arsenal Qiimo Qaali Ah Xagaagan Kusoo Iibsan Doonto Wax Ka Ogaaw

5-Xidig Oo Ay Arsenal Qiimo Qaali Ah Xagaagan Kusoo Iibsan Doonto Wax Ka Ogaaw


Karim

Garoonka Emirates 12-bilood ee ugu dambeeyay xidigo badan ma imaanin marka laga reebo Mesut Ozil oo lacago qaali ah Arsen kula soo saxiixatay sidaa darteed maamulka kooxdan ka dhisan Waqooyiga magaalada London waxay macalin Arsene Wenger ku dhiiri galinayaan inuu xagaagan suuqa Yurub lacago xoog leh ku faraqo hadaba waxaa shaaca laga qaaday xidigaha ay Arsenal damacsan tahay inay qiimo sare kusoo iibsato, fadlan hoos kaga bogo:

Karim Benzema (Real Madrid): waxaa lagu qiimeeyaa £40m

Mario Balotelli (AC Milan): waxaa lagu qiimeeyaa £30m

Sami Khedira (Real Madrid): waxaa lagu qiimeeyaa £25m

Iker Casillas (Real Madrid): waxaa lagu qiimeeyaa £15m

Seamus Coleman (Everton): waxaa lagu qiimeeyaa £16m

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close