Home » Horyaalada » Bundesliga » 5-Horyaal Ee Ugu Wanaagsan Yurub Oo Hal Naadi Laga Sameeyay Iyo Macalinkii Hogaamin Lahaa Oo Shaaca Laga Qaaday:

5-Horyaal Ee Ugu Wanaagsan Yurub Oo Hal Naadi Laga Sameeyay Iyo Macalinkii Hogaamin Lahaa Oo Shaaca Laga Qaaday:


UEFA Accoladed

Xili cayaareedkii 2013/14 todobaadkan ayuu soo idlaaday waxaana lasoo xiray horyaaladii Yurub ugu caansanaa sidaa darteed laacibiintii dadaalka muujiyeen xiligii la abaal marin lahaa ayaa la joogaa waxaaana shaaca laga qaaday horyaalada (Premiership-ka, La Liga, Bundesliga, Serie A-da iyo Ligue) xidigahii ugu wanaagsanaa oo hal naadi laga sameeyay sidoo kalena macalinkii hogaamin lahaa kooxdan ayaa la sheegay, waxaa la yaab noqotay in sanadkan Lionel Messi laga waayay liiskan madaama xidiga reer Argentina xili cayaareedkaan uu gaabis muujiyay, xogtaan waxaa lagu doortay laacibkii Yurub ugu wanaagsanaa, kooxdii ugu fiicneed, macalinkii ugu wanaagsanaa, xidiga dhalinta yar ee sanadkan magaciisa cirka galay iyo arimo kale fadlan hoos kaga bogo:

Xidigii Yurub ugu wanaagsanaa xili cayaareedkii dhamaaday 2013/14:

Kaalin 1-aad: Cristiano Ronaldo (Real Madrid)

Kaalin 2-aad: Zlatan Ibrahimovic (PSG)

Kaalin 3-aad: Philipp Lahm (Bayern Munich)

Xidigii dhalinta yaraa ee ugu wanaagsanaa Yurub 2013/14:

Kaalinta 1-aad: Paul Pogba (Juventus)

Kaalinta 2-aad: Koke (Atletico Madrid)

Kaalinta 3-aad: James Rodriguez (AS Monaco)

Macalinkii Yurub ugu wanaagsanaa 2013/14:

Kaalinta 1-aaad: Diego Simeone (Atletico Madrid)

Kaalinta 2-aad: Antonio Conte (Juventus)

Kaalinta 3-aad: Pep Guardiola (Bayern Munich)

Kooxdii Yurub Ugu Fiicneed Xili Cayaareedkii 2013/14:

Goolhaye: Thibaut Courtois (Atletico Madrid)

Daafaca: Giorgio Chiellini (Juventus), Mehdi Benatia (Roma), Serge Aurier (Toulouse), Layvin Kurzawa (AS Monaco)

Khadka dhexe: Paul Pogba (Juventus), Philipp Lahm (Bayern Munich), Yaya Toure (Man City)

Weerarka: Marco Reus (Dortmund), Cristiano Ronaldo (Real Madrid), Luis Suarez (Liverpool)


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close