Gudoomiyaha kooxda Tottenham Daniel Levy wuxuu xili cayaareedkii hore qarash gareeyay £110m balse inta badan lacagahaan xidigahii uu kusoo iibsaday lama qabsanin Spurs sidoo kalena kooxdan waxay ku guul dareesatay inay koobka horyaalada Yurub usoo baxdo madaama ay qasaaro xoogan gashay Tottenham marka hore waxay ku qasban tahay inay iska iibiso qaar ka mid ah xidigaheeda si ay kadib suuq Yurub uga soo dukaameesato sidaa darteed kooxdan ayaa laga helay xog ku aadan 7-cayaaryahan oo ay iibin doonto waxayna kala yihiin:
Roberto Soldado
Andros Townsend
Michael Dawson
Paulinho
Harry Kane
Etienne Capoue
Nacer Chadli