Home » Maxaa Cusub » Top 10 Video: Daawo 10-ka Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Premiership-ka Xili Cayaareedkan:

Top 10 Video: Daawo 10-ka Gool Ee Ugu Quruxda Badnaa Premiership-ka Xili Cayaareedkan:


Luis Suarez

Horyaalka England hal kulan oo qura ayaa ka harsan waxaana idiin heynaa 10-ka gool ee ugu quruxda badan xili cayaareedkan 2013/14 waxaana goolashan lagu doortay kadib markii codeyn mudo bilooyin ah loo sameenayay sidoo kalena dhamaan daafaha caalamka ayaa laga marag kacay quruxda ay goolashan leeyihiin, fadlan hoos kaga bogo muuqaalkan ama Video-ka laga sameeyya 10-ka gool ee xili cayaareedkan ugu goolasha badan:

1 PAJTIM KASAMI (Crystal Palace v FULHAM)

2 JONJO SHELVEY (SWANSEA v Aston Villa)

3 WAYNE ROONEY (West Ham v MAN UTD)

4 LUIS SUAREZ (LIVERPOOL v Norwich)

5 JACK WILSHERE (ARSENAL v Norwich)

6 ROSS BARKLEY (Newcastle v EVERTON)

7 DANIEL STURRIDGE (LIVERPOOL v West Brom)

8 SANDRO (TOTTENHAM v Man Utd)

9 ASMIR BEGOVIC (STOKE v Southampton)

10 MORGAN AMALFITANO (WEST BROM v Cardiff)


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close