Home » Maxaa Cusub » 17-Heshiis Oo Aan Filan Doono Inay Xagaagan Hirgalaan Wax Badan Ka Ogaaw

17-Heshiis Oo Aan Filan Doono Inay Xagaagan Hirgalaan Wax Badan Ka Ogaaw


Chilean forward Alexis Sanchez celebrate

Inkastoo koobka aduunka lagu mashquulsan yahay hadana kooxaha Yurub ugu caansan waxay dadaal xoogan oo ay ku doonayaan inay kusoo xero galiyaan xidigaha u calaameesan sidaa darteed waxaan idiin soo xulnay 17-heshiis oo la filaayo inay sida ugu dhaqsiyaha badan u hirgalaan, fadlan hoos kaga xidigaha kooxaha Yurub ay kala iibsan doonaan dhawaan:

Paul Pogba (From Juventus to Chelsea), Qiimahiisa: £60m, Fursada uu Chelsea kaga mid noqon karo 40%

Esteban Cambiasso (From Inter Milan to Tottenham), Free, fursada uu Spurs kaga mid noqon karo 80%

Xherdan Shaqiri (From Bayern  to Liverpool), Qiimahiisa: £15m, Fursada uu Reds kaga mid noqon karo 80%

Arturo Vidal (From Juventus to Arsenal), Qiimahiisa: £44m, Fursada uu Arsenal kaga mid noqon karo 20%

Ben Davies (From Swansea to Tottenham), Qiimahiisa: £8m, fursada uu Spurs kaga mid noqon karo 70%

Divvock Origi (From Lille  to Liverpool), Qiimahiisa: £9m, Fursada uu Reds kaga mid noqon karo 70%

Mario Mandzukic (From Bayern to Chelsea), Qiimahiisa: £25m, Fursada uu Chelsea kaga mid noqon karo 60%

Stefan de Vrij (From Feyenoord to Man United), Qiimahiisa: £15m, Fursada uu United kaga mid noqon karo 70%

Mario Balotlli (From Milan to Arsenal), Qiimahiisa: £25m, Fursada uu Arsenal kaga mid noqon karo 40%

Memphis Depay (From PSV to Man United), Qiimahiisa: £17m, Fursada uu United kaga mid noqon karo 30%

Alexis Sanchez (From Barcelona to Arsenal), Qiimahiisa: £32m, Fursada uu Arsenal kaga mid noqon karo 30%

Lazar Markovic (From Benfica  to Liverpool), Qiimahiisa: £25m, Fursada uu Reds kaga mid noqon karo 30%

Luis Suarez (From Liverpool  to Barcelona), Qiimahiisa: £70m, Fursada uu Barca kaga mid noqon karo 70%

Gareth Barry (From Man City to Everton), Free, fursada uu Eveton kaga mid noqon karo 100%

Diego Costa (From Atletico to Chelsea), Qiimahiisa: £32m, Fursada uu Chelsea kaga mid noqon karo 100%

Serge Aurier (From Toulouse to Arsenal), Qiimahiisa: £10m, Fursada uu Arsenal kaga mid noqon karo 90%

Dejan Lovren (From Southampton  to Liverpool), Qiimahiisa: £15m, Fursada uu Reds kaga mid noqon karo 70%

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close