Inta badan shaqada ugu adag marka garoonka lagu jiro waxaa qabtaan daafacyada sidaa darteed waxaan idiin heynaa taariikh ahaan 15-ka daafac ee ilaa haatan taariikhda kubada laga sheekeeyo waxaan xusid mudan in qiimeyntan aysan ku jirin xidigaha haatan kubada cayaaran kuwaas oo tayadooda wanaagsan tahay, hadaba waa kuwaan hoos ku qoran 15-ka daafac ee ugu awood badan caalamka raggii soo maray kubada cagta:
15- Tony Adams (England)
14- Jaap Stam (Holland)
13- Roberto Carlos (Brazil)
12- Marcel Desailly (France)
11- Laurent Blanc (France)
10- Ronald Koeman (Holland)
9- Cafu (Brazil)
8-Lilian Thuram (France)
9- Matthias Sammer (Germany)
6- Alessandro Nesta (Italy)
5- Fabio Cannavaro (Italy)
4- Franco Baresi (Italy)
3- Daniel Passarella (Argentina)
2- Paolo Maldini (Italy)
1- Franz Beckenbauer (Germany)