Shanta Horyaal ee ugu awooda badan horyaalada qaarada yurub ayaa laga soo saaray shax 11-xidig ka kooban taas oo lagu qiimeeyay xidigaha waxqabadkooda kulamadooda isbuuca ay ciyaareen horyaaladooda. Horyaalada England, Italy, Spain & Geramny ayaana kal qeybsaday sahxdaas.
Goolhayaha kooxda Borrusia M’gladbach M. ter Stegen ayaana goolka loo galiyay, daafacana waxaa hogaaminaya Ramos iyo Vidic, sidoo kale weerarkana waxaa horakacaya boqorka Barcelona Lionel Messi.