Home » Maxaa Cusub » 11-ka Xidig Ee Ugu Caansan Premiership-ka Kuwaas oo Haatan Naadi La’aan Ah

11-ka Xidig Ee Ugu Caansan Premiership-ka Kuwaas oo Haatan Naadi La’aan Ah


Chelsea v Stoke City

Kooxaha Premiership-ka waxay dhawaan fasaxeen xidigo badan oo aysan u baahneyn qaarkood hoos u dhac ay muujiyeen ayaa lagu fasaxay halka kuwo kalena ay duqoobeen hadaba waxaan idiin soo xulnay 11-ka xidig ee ugu caansan kuwaas oo ay kooxaha reer England xagaagan iska fasaxeen xaqna haatan u leh inay ku biiraan kooxdii ay doonaan, fadlan hoos kaga bogo:

Goolhaye: Costel Pantilimon (Manchester City)

Daafaca: Rio Ferdinand (Manchester United), Bacary Sagna (Arsenal), Joleon Lescott (Manchester City), Ashley Cole (Chelsea)

Khadka dhexe: Gareth Barry (Manchester City), Frank Lampard (Chelsea), Joe Cole (West Ham United), Damien Duff (Fulham)

Weerarka: Marouane Chamakh (Crystal Palace), Samuel Eto’o (Chelsea)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close