Home » Maxaa Cusub » 11-ka Xidig Ee Naadiga Man United Ku Faanto Iyo Qiimaha Ay Ku Fadhiyaan…

11-ka Xidig Ee Naadiga Man United Ku Faanto Iyo Qiimaha Ay Ku Fadhiyaan…


united_2542930b

Maantana waxaan gorfeyn doonaa kooxda Man United madaama aan tixgalineyno codsiga saaxiibadeena qaaliga ah, sidaa darteed maantana ahmiyad gaar ah kooxda Man United iyo qiimaha ay ku fadhiyaan 11-ka xidig eek u faanto ayaan falanqeyn doonaa, marka hore aan warbixin kooban idinka siino xidigaha guud ee garoonka Old Trafford ku sugan waxaana lagu sheegay tiro ahaan 27-cayaaryahan xili cayaareedkan 2013/14 inay yihiin weliba 17-ka mid ah waa ajinabi ama uma dhalanin dalka England guud ahaan xidigahan waxay ku fadhiyaan  €403m. balse waxaan si gaar ah idin kugu soo gudbin doonaa 11-ka xidig ee uu macalin Moyes jecel yahay inuu marwalbo kusoo bilaabo qiimaha ay ku fadhiyaan:

Goolhaye: de Gea, David (22-sano, €17m)

Daafaca: Ferdinand, Rio (34-sano, €3m), Vidic, Nemanja (31-sano, €15m), Rafael (23-sano, €15m), Evra, Patrice (32-sano, €11m)

Khadka dhexe: Carrick, Michael (32-sano, €11m), Fellaini, Marouane (25-sano, €28m), Cleverley, Tom (24-sano, €13m), Kagawa, Shinji (24-sano, €20m)

Weerarka: Rooney, Wayne (28-sano, €45m), van Persie, Robin (30-sano, €45m)

Qiimaha guud ay ku fadhiyaan: €223m


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close