Home » Maxaa Cusub » 10-Xidig Ee Da’dooda Ka Hooseyso 21-Sano Kuwaas Oo La Filaayo Inay Xagaagan Koobka Aduunka Wacdaro Ka Dhigaan!

10-Xidig Ee Da’dooda Ka Hooseyso 21-Sano Kuwaas Oo La Filaayo Inay Xagaagan Koobka Aduunka Wacdaro Ka Dhigaan!


21 jiro koobka adduunka

Koobka aduunka sanadkan dhalin faro badan ayaa ka qayb qaadan doonto waxaana la oran karaa waxaa la joogaa xiligii xulalka aduunka ay bilaabeen inay xidigaha dhalinta yar aaminaan halka waagii hore cayaartooyd waaya araga ah ee da’dooda horey u badatay lagu aamini jiray inay masraxa koobka aduunka kasoo muuqdaan madaama kubada cagta casriga ah ee xiligan la cayaaro uu isbadal muuqdo ku yimid waxaan idiin heynaa 10-xidig oo da’dooda ka hooseyso 21-sano lana filaayo inay xagaagan koobka aduunka wacdaro ka dhigaan waxayna xidigahaas kala yihiin:

Serge Aurier: Ivory Coast: da’diisa 21-sano

Ross Barkley: England: da’diisa 20-sano

Julian Draxler: Germany: da’diisa 20-sano

Mateo Kovacic: Croatia: da’diisa 20-sano

Memphis Depay: Netherlands: da’diisa 20-sano

Erik Durm Germany: da’diisa 21-sano

Joel Campbell: Costa Rica: da’diisa 21-sano

Raheem Sterling: England: da’diisa 19-sano

Paul Pogba: France: da’diisa 21-sano

Romelu Lukaku: Belgium: da’diisa 21-sano

Akhriste 10-kaan Xidig ee Da’da Yar, Midkee wax qabadka wanaagsanaan Doono Koobka Adduunka?

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: 10-Xidig Ee Da’dooda Ka Hooseyso 21-Sano Kuwaas Oo La Filaayo Inay Xagaagan Koobka Aduunka Wacdaro Ka Dhigaan!

  1. ahmed hassan Reply

    June 3, 2014 at 1:47 PM

    lkn mesha waxa ka maqan adnan jonased wa 18 jir mala qadka logu so dari wayay lkin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close