Inta badan kooxaha Yurub ugu caansan waxay gacanta ku dhigeen xidigahii ay ku raad joogeen balse weli waxaa jiraan laacibiin magac ku leh caalamka kuwaas oo aan mustaqbalkooda cayaareed fadhinin sidaa darteed waxaa daaha laga rogay 10-laacib oo miisaan culus ku leh kubada cagta kuwaas oo la kala iibsan doono ka hor inta uusan suuqa Yurub xirmin ama dhamaadka bishan August, hadaba hoos kaga bogo magacyada xidigahaas:
Radamel Falcao – Real Madrid
Angel Di Maria – Manchester United
Sami Khedira – Arsenal/Chelsea
Edinson Cavani – Arsenal
Mehdi Benatia – Manchester United/Bayern Munic
Arturo Vidal – Mancester United
Petr Cech – Real Madrid/PSG
Mats Hummels – Manchester United
Marco Reus – Atletico Madrid, Arsenal, Liverpool, Man United, Bayern Munich
Alex Song – Arsenal/Manchester United
Profile