Home » Europe » Europe League » 10-kii Xidig Ee Ugu Wanaagsanaa Qaarada Yurub Bishii September Ee Aan Kasoo Gudubnay…

10-kii Xidig Ee Ugu Wanaagsanaa Qaarada Yurub Bishii September Ee Aan Kasoo Gudubnay…


images (2)

Bishii September ee aan kasoo gudubnay kooxaha qaarada Yurub ugu caansan dadaal dheeraad ah ayay sameeyeen qaarkood waxaa u suura gashay inay hogaanka horyaaladooda ku dhameestaan ayagoo horkacayaan 4-todobaad oo ay bishan ka koobneed sidoo kalena xidigo farabadan ayaa wacdaro dhigeen arintaas awgeed waxaan idiin heynaa oo aan jecelnahay inaan idin la wadaagno qiimeyn lagu sameeyay 10-kii xidig ee ugu wanaagsanaa waxaana cayaaryahan walbo lagu qiimeeyay waxqabadkii uu soo bandhigay 4-todobaad oo ay ka koobneed bishii September ee aan kasoo gudubnay:

10. Mesut Ozil (Arsenal)

9. Ricardo Alvarez (Inter Milan)

8. Miralem Pjanic (AS Roma)

7. Radamel Falcao (AS Monaco)

6. Koke (Atletico Madrid)

5. Aaron Ramsey (Arsenal)

4. Franck Ribery (Bayern Munich)

3. Cristiano Ronaldo (Real Madrid)

2. Diego Costa (Atletico Madrid)

1. Lionel Messi (Barcelona)


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close