Home » Horyaalada » Bundesliga » 10-ka Goolhaye Ee FIFA World Cup Magaca Iyo Sharaf Ku Leh Taariikh Ahaan Maxaa Kala Socotaa

10-ka Goolhaye Ee FIFA World Cup Magaca Iyo Sharaf Ku Leh Taariikh Ahaan Maxaa Kala Socotaa


Madaama Koobka aduunka bilaabashadii ay kaabiga nagu soo heyso waxaan maalin walbo jecleesanay inaan idinla wadaagno sheekooyinka xiisaha badan ee tartankan ku saabsan waa hore iyo waa cusub sidaa darteed waxaan idiin heynaa maqaal laga qoray 10-kii goolhaye ee ugu wanaagsanaa kuwaas oo taariikh ahaan tartamada kala duwan ee cayaaraha aduunka kasoo qayb qaateen waxaaa xusid mudan in goolhayeyaashan ay kubada cagta ku leeyihiin sumcad iyo dhaxal aan la taaban karin waxayna qaarkood dhigeen iskooro u gaar ah oo ilaa haatan laga sheekeeyo. Fadlan hoos kaga 10-ka Goolhaye Ee FIFA World Cup Magaca Iyo Sharaf Ku Leh Taariikh Ahaan:

Lev Yashin greatest goalkeeper ever

#1. Lev Yashin (USSR)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka: 4 (1958, 1962, 1966, 1970)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: 0

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 78 (1954–1970)

Dino Zoff greatest goalkeeper in the world

#2. Dino Zoff (Italy)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka – 4(1970, 1974, 1978, 1982)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka – (1982)

Kulamada uu xulkiisa u saftay – 112 (1968 to 1983)

Iker Casillas world cup

#3. Iker Casillas (Spain)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka:3  (2002, 2006, 2010)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: (2010)

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 153 (2000 ilaa haatan)

#4. Gylmar dos Santos Neves (Brazil)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka: 3 (1958, 1962, 1966)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: 2 (1958, 1962)

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 104 (1953–1969)

#5. Sepp Maier (West Germany)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka: 4 (1966, 1970, 1974, 1978)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: 1 (1974)

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 95 (1966–1979)

#6. Gordon Banks (England)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka: 2 (1966, 1970)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: 1 (1966)

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 73 (1963–1972)

#7. Gianluigi Buffon (Italy)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka: 3 (2002, 2006, 2010)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: 1 (2006)

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 139 (1997 ilaa haatan)

#8. Fabian Barthez (France)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka: 3 (1998, 2002, 2006)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: 1 (1998)

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 87 (1994–2007)

#9. Rinat Dasayev (USSR)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka: 3 (1982, 1986, 1990)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: 0

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 91 (1979-1991)

#10. Oliver Kahn (Germany)

Tiro ahaan inta uu ka qayb qaatay Koobka Aduunka: 3 (1998, 2002, 2006)

Inta Jeer Ee Uu Ku Guuleestay Koobka Aduunka: 0

Kulamada uu xulkiisa u saftay: 86 (1994–2006)


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: 10-ka Goolhaye Ee FIFA World Cup Magaca Iyo Sharaf Ku Leh Taariikh Ahaan Maxaa Kala Socotaa

  1. diro yusuf Reply

    April 27, 2014 at 3:09 PM

    dida aawey tani waa mid khaldan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close