Kooxaha Yurub ugu caansan waxay dadaal xoogan ugu jiraan inay lasoo saxiixdaan laacibiinta ay aaminsan yihiin inay awood dheeraad ah kusoo kordhin karaan sida darteed waxaan idiin heynaa 10-heshiis oo haatan bilaaw iyo dhamaad isugu jiraan, waxaana lagu wadaa in heshiisyadan ay si rasmi ah u hirgaaan maal maha nagu soo fool leh ama xitaa todobaadyada soo aadan ay waqti ahaan gaar ahaan sidii ay ku dhameestirmi lahaayeen, hadaba hoos kaga bogo 10-ka heshiis ee aan xog ahaan ku helnay inay dhici doonaan dhawaan:
10) Samuel Eto’o to West Ham
9) Keylor Navas to Real Madrid
8) Nicolas Gaitan to AS Monaco
7) Morgan Schneiderlin to Tottenham
6) Jay Rodriguez to Liverpool
5) Romelu Lukaku to Everton
4) Radamel Falcao to Real Madrid
3) Angel Di Maria to Paris Saint-Germain
2) Mats Hummels to Barcelona
1) Arturo Vidal to Manchester United
Profile