Horyaalka England waa midka aduunka ugu wanaagsan waxaana usoo shaqo tageen macalimiin iyo cayaartooy farabadan oo ajaanib ah 22-sano ee ugu dambeesay balse waxaan si gaar ah uga hadli doonaa tababarayaasha aanan u dhalanin dalka England kuwaas oo wacdaro xoogan ka dhigeen horyaalkan sidoo kalena dhaxal la taaban karo Premiership-ka kaga tageen, hadaba qiimeyn xoogan ayaa lagu sameeyay macalimiinta ugu wanaagsan kuwaas oo aan England u dhalinin balse horyaalkan hormariyeen sidoo kalena guulo wax ku ool leh gaareen, fadlan hoos kag bogo qiimeynta lagu sameeyay:
13. Mauricio Pochettino (Southampton)
12. Avram Grant (Chelsea)
11. Roberto Di Matteo (Chelsea)
10. Ruud Gullit (Chelsea)
9. Roberto Martinez (Wigan, Everton)
8. Claudio Ranieri (Chelsea)
7. Gianluca Vialli (Chelsea)
6. Gerard Houllier (Liverpool)
5. Rafa Benitez (Liverpool)
4. Roberto Mancini (Man City)
3. Carlo Ancelotti (Chelsea)
2. Arsene Wenger (Arsenal)
1. Jose Mourinho (Chelsea)