Manchester United mulkiilayaasheeda, qoyska qaniga ayaa sharaxad ka raba gudoomiye ku xigeenka kooxda Ed Woodward taas oo la xiriirta sababta kooxda u awoodi weysay inay lasoo saxiixato laacibiin waaweyn xagaagan,Kooxda horyaal ayaaa siweyn loola xiriirinayey magacyo badan kuwaas uu ka mid ahaa 25 jirka dhexe barcelona Cesc Fabregas ,28 jirka garabka kaga ciyaara real Madrid Cristiano Ronaldo, kaliya kooxda ayaa sanadkaan lasoo saxiixatay wiilka dhexe Everton 25 jirka Marouane Fellaini.
Sheekada oo dhameystiran: Sunday Mirror
Manchester United Ayaa weli ku jirta xiisaheeda ah inay dib ula soo saxiixato Ronaldo,kooxda Old Trafford ayaa dooneysa inay kusoo qaadato heeshiiska wiilka iyadoo ku kaamil yeeleysa £80m xagaagan.
Sheekada oo dhameystiran: Mail on Sunday
FA-ga England ayaa hoos u dhigay inay jireen fursad ah waresi macalinka xilligan kooxda Bayer Minich Pep Guardiola, 42, inuu qaban karo shaqada xulka ingiriiska kahor intii aan loo magacaabin Roy Hodgson, 66.
Sheekada oo dhameystiran: Mail on Sunday .
Football Association ayaa sameynaya dhaqaajinta shaqada sharciyada ay ku kulmayaan saamileeda maalinta khamiista si si sare loogu qaado habka qaaabeedka laacibiinta ajaanibta dalka ingiriiska oodhan.
sheekada oo dhameystiran: Mail on Sunday.
Tababare Hodgson ayaa isticmaalidoona si gaaban wiilka Rickie Lambert, 31,isagoo ciyaarsiin kara weerarka si lamida Danny Welbeck weerar kali uu ku yahay,kulanka arbacada ka hortagi doonaan Ukran isreeb reebka aduunka haddii laacibka manchester uu ganaaxa kumaqnaado.
Sheekada oo dhameystiran: Sunday People
Manchester United ayaa xiisenaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo weeraryahan Wayne Rooney, si uu baaqi ugu sii ahaado garoonka kooxda maadaama si shaacsan loola xiriirinayey inuu u dhaqaaqi doono Chelsea,27 jirka ayaa qandaraskiisa hadda waxa uu ku ekaan doonaa bisha June 2015..
sheekada oo dhameystiran: Sunday Telegraph
taageerayaasha kooxda Newcastle ayaa u istaaagi doona inay dibad baxaan iyagoo kasoo horjeeda milkiila Mike Ashley kahor kulanka kooxda garoonkeeda kula ciyaari doono liverpool, 19 October,markii gacan dhaaf wax u eg lagu magacaaabay Joe Kinnear inuu noqdo hagaha ciyaaraha kooxda, sidoo kale waxa uu sii guul dareestay markuu mrkii saxiixa amaahda ah Loic Remy,26 jirka taas oo taageerayaasha ka careysiisay.
Sheekada oo dhameystiran: Sunday Mirror
Buffon waxa uu sameyn doonaa rocord ah inuu xulkisa azzuri usafto kulankii 136-aad isagoo xusaya inuu mihnadiisa ku dhameyn doona qaranka si loogu aqoonsado halyeey aan la ilaawin.
Sheekada oo dhameystiran: Corriere Dello Sport.
Del Bosque waxaan layaabay inaan doorto goolhaye Casillas hadana uu kursiga keydka kaga jiro kooxda Real Madrid mana aha wax aan ka hadli karo.
Sheekada oo dhameystiran: Marca.Spain.