Daafaca kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa ka xanaajiyay saaxiibkiisa xulka Spain David De Gea xili ay ku sugnaayeen xerada tababarka xula Spain.
Ramos ayaa ka dhaliyay De Gea laba rigoore oo loo laaday qaabka (Panenka) inkastoo labada jeerba uu dhan qaldan aaday goolhaye De Gea.
De Gea ayaa ka xanaaqay Ramos Madama uu si toos ah u tuuri waayay rigoorada si uu xidigaan u muujiyo awoodiisa qabashada rigoorada caadiga ah madama uu tartan la gali doono Reina & Casillas.
Sergio Ramos ayaa raali galiyay saaxiibkiisa madama uu ku caawin waayay inuu Del Bosque tuso awoodiisa qabashada Rigoorada.
DAAWO MUUQAALK: