Home » Africa » Video: 8-Hees EE FIFA World Cup Horey Loogu Furay Kuwaas Oo Hirgalay Wax Ka Ogaaw

Video: 8-Hees EE FIFA World Cup Horey Loogu Furay Kuwaas Oo Hirgalay Wax Ka Ogaaw


Best-world-cup-songs-ever

Maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa sheeko xiiso badan oo ku saabsa tartanka koobka aduunka oo dhawaan dalka Brazil ka furmi doono waxaana bilaabashadiisa ka harsan 25-maalmood oo qura, hadaba maanta waxaan idiin heynaa dhacdo xiiso badan oo ah ku saabsan taariikh ahaan koobka aduunka waayo 4-sano markii la isku imaado tartankan hees ayaa lagu daah furaa kuwaas oo intooda badan hirgalaan ama caan noqdaan, ka hor inta aanan sanadkan aysan Jennifer Lopez iyo Shakira heestooda daaha kag rogin koobka aduunka waxaan idiin heynaa taariikh ahaan 10-kii heer ee horay tartamadii kala duwana looga qaaday kuwaas oo siweyn u gadmeen ilaa haatana dunida laga jecel yahay:

“Gloryland” – 1994 World Cup USA

“Un’Estate Italiana” – 1990 World Cup

“Un’Estate Italiana” – 1990 World Cup

“El Rock del Mundial” – 1962 World Cup

“Vangelis” instrumental music – 2002 World Cup

“Wavin’ Flag” – 2010 World Cup

“Cup of Life” – 1998 World Cup

“Waka Waka” – 2010 World Cup


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close