Home » Maxaa Cusub » Victor Moses: Liverpool Ayaa Noqon Doonta Kooxda Horyaalka Sanadkaan.

Victor Moses: Liverpool Ayaa Noqon Doonta Kooxda Horyaalka Sanadkaan.


victor-moses-liverpoolLaacibka garabka kooxda Liverpool Moses ayaa aaminsan in kooxdiisa cusub ee sida deynta uu ugu ciyaarayo Liverpool iany noqon karto kooxda horyaalnimda dalka ingiriiska xagaagan 2013-14, waxaana uu sheegay Redska inay aawoodo dagaalka premier Leaguega ka taagan ee ciyaarta maadaama ay tahay kooxda hogaanka.

Liverpool ayaa fadhisa booska sare ee kala horeynta horyaalka kadib markii ay guuleysteen sedex kamida afartii kulana ay ciyaareen horyaalka,waaxaaana aay baarbaro lagashay kooxda Swansea oo kulankeedii ku dhamaaday 2-2.,moses ayaana kulankiisii ugu horeeyey usaftay kooxda issniintii oo y la ciyartay Swansea kaasoo oo ka dhacay garoonka Liberty Stadium.

Xiddiga heerk caalami ee dalka nigeriya aya aaminsan in tababare Brendan Rodgers oo wax wanagsan oo gaaara uu keenay garoonka Anfield,” fiiri habka aaan ku lbilaaabanay horyaalka, weli waxaan nahay koox aaan laga adkaaan waxaaana ku guuleesan karnaa horyaalka xagaagan Mosses ayaaa sida u sheegaay  jariirada Daily Star.

Liverpool ayaa sugeysa guusheedii sedexaad oo ay ku gaarto garoonkeeda Anfield marka aay goor dambe oo maaanta ay ku marti qaaado garoonkeeda kooxda Southampton.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close