waxaa Daqiiqado ka hor bilowday tartanka Ueafa Champions league waxaana la sugaayey Cidda furi Doonto Gooldhalinta tartankaan waxaana Nasiib u helay Caawa Inay Wada Furaan Laacibka Bayern Munich Alaba iyo Laacibka Kooxda Benfica F. Đuričić oo Goolashooda wada dhaliyeen Markii ay Daqiiqada Mareysay 4 Daqiiqo.
Ilaa haddana Ma jiro Cid kale oo Gool Dhalisay Haddaba wixii soo kordha kala www.hiilkubad.com