Home » Maxaa Cusub » Top 10: Waa Kuwee Dhalinta Premiership-ka Ka Xamaalato Oo Leh Waaya Aragnimo Ka Sareyso Da’da Ay Jiraan?

Top 10: Waa Kuwee Dhalinta Premiership-ka Ka Xamaalato Oo Leh Waaya Aragnimo Ka Sareyso Da’da Ay Jiraan?


??????????????????????????????????

Inkastoo Xidigaha dhalinta yar inta badan ku adkaato inay si joogto ah kooxahooda ugu cayaaraan hadana horyaalka England xili cayaareedkan dhalin badan oo da’dooda ka hooseyso 20-sano ayaa wacdaro ka dhigeen waxayna muteesteen amaan iyo sumcad balaaran, hadaba waxaan idiin soo xulnay xidigo dhalin yar oo leh waaya aragnimo ku filan waxaan ula jeednaa inay kasbadeen kulamo dheer ah iyo inay tartamo caalami ah kasoo muuqdeen, hadaba yaa ka mid ah dhalinta salaanta loo saaray madaama ayagoo aad u yar ay waaya aragnimo ku filan heleen:

10. Gerard Deulofeu (Everton): 790-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan.

9. Nabil Bentaleb (Tottenham): 1053-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan

8. John Stones (Everton): 1118-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan

7. Declan John (Cardiff City): 130-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan

6. Adnan Januzaj (Man United): 1422-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan

5. James Ward-Prowse (Southampton): 1554-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan

4. Calum Chambers (Southampton): 1631-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan

3. Raheem Sterling (Liverpool): 1960-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan

2. Nathan Redmond (Norwich City): 1992-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan

1. Luke Shaw (Southampton): 2732-daqiiqo ayuu Premiership-ka cayaaray xili cayaareedkan


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close