Home » Maxaa Cusub » Top 10: Tobanka Kooxood Ee Ugu Taageeraha Badan Aduunka, Man United Oo Hogaamineysa

Top 10: Tobanka Kooxood Ee Ugu Taageeraha Badan Aduunka, Man United Oo Hogaamineysa


Manchester fans

Sida laga soo xigtay Voetbal International naadiga Man United ayaa noqotay kooxda ugu taageeraha badan caalamka waxayna ka shacbiyad badisay qaar ka mid ah kooxaha Yurub ugu caansan, United oo ku guuleesata 20-jeer Premiership-ka England waxay caalamka ku leedahay 350-milyan oo taageero ah! waxaana kusoo xigto kooxda Barcelona oo daafaha caalamka ku leh 270-milyan tani ayaa ka dhigan in Barcelona ay 80-milyan oo taageero ah ka yar tahay Man United oo kaalinta kowaad ku jirto sidoo kale naadiga Real Madrid oo iyadana dalka Spain ka dhisan ayaa kaalinta 3-aad ku jirto waxayna guud ahaan caalamka ku leedahay 174-milyan oo taageero ah, hadaba hoos kaga bogo 10-ka naadi ee aduunka ugu taageeraha badan xiligan la joogo:

1: Manchester United (England) – 354 million taageero

2: Barcelona (Spain) – 270 million taageero

3: Real Madrid (Spain) – 174 million taageero

4: Chelsea (England) – 135 million taageero

5: Arsenal (England) – 113 million taageero

6: AC Milan (Italy) – 90 million taageero

7: Liverpool (England) – 71 million taageero

8: Inter Milan (Italy) – 49 million taageero

9: Bayern Munich (Germany) – 24 million taageero

10: Juventus (Italy) – 20 million taageero


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close