Home » Maxaa Cusub » Top 10: 10-Ka Xul Ee Ugu Qiimaha Badan Koobka Aduunka Oo Shaaca Laga Qaaday, Hadaba Yaa Ka Mid Ah?

Top 10: 10-Ka Xul Ee Ugu Qiimaha Badan Koobka Aduunka Oo Shaaca Laga Qaaday, Hadaba Yaa Ka Mid Ah?


Brazil-team

32-xul ayaa ka qayb qaadan doonaan koobka aduuka oo si rasmi ah dalka Brazil uga bilaaban doono khamiista nagu soo fool leh, madaama xul walbo uu soo bandhigay liiska 23-ka xidig ee tartnkan uga qayb qaadan doonaan waxaa daaha laga rogay 10-xul ee lasoo shirtageen laacibiinta aduunka ugu qiimaha badan, xogtan ayaa lagu saleeyay 736-cayaaryahan oo dala Brazil kasoo muuqaan doonaan iyo qiimaha ay haatan aduunka ka joogaan kadibna xidigan waxaa la isku raacsiiyay sida ay isku dal yihiin waxaaana meesha kasoo baxday 10-xul oo ay ugu qiimaha badan ee tartanka ka qayb qaadan doonaan, fadlan xogtan xiisaha badan hoos kaga bogo:

10. Uruguay | £137.8m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

9. Russia | £166.5m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

8. Germany | £167m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

7. England | £179.6m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

6. France | £183.8m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

5. Argentina | £199.1m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

4. Portugal | £208m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

3. Belgium | £222.7m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

2. Spain | £315.2m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan

1. Brazil | Cost: £407m ayay ku fadhiyaan xidigaha xulkan!!

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close