Waxaa horyaalka England todobaadkan la cayaaray kulamadii 13-aad, inta badan kooxaha waa weyn sida Man City, Man United, Arsena iyo Liverpool guulo muhiim ah ayay gaareen.
Balse si lama filaan ah kooxda Chelsea ayaa taako kala kulantay naadiga Sunderland.
Sidaa darteed waxaan idiin heynaa shaqsiyaadka wacdaraha ka dhigeen horyaalka England todobaadkan.
Fadlan hoos kaga bogo laacibiinta Isbuucan loo gartay inay ka mid noqdaan kooxda ugu wanaagsan EPL kulamadiisa 13-aad:
Goolhaye: Simon Mignolet (Liverpool)
Daafaca: Glen Johnson: (Liverpool), Vincent Kompany (Manchester City), Chris Smalling (Manchester United), Gael Clichy (Manchester City)
Khadka dhexe: Leroy Fer (QPR), Yaya Toure (Manchester City), Raheem Sterling (Liverpool)
Weerarka: Wayne Rooney (Manchester United), Harry Kane (Tottenham), Danny Welbeck (Arsenal)
abdikhaalaq wadani
December 2, 2014 at 4:44 pm
yaya toure