Home » Maxaa Cusub » Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England

Todobaadkan Iyo 11-ka Xidig Ee Ugu Wanaagsan Premiership-ka England


EPL

Kadib markii la cayaaray todobaadkan kulamadii 10-aad ee horyaalka England waxaa daaha laga rogay xidigaha isbuucan wacdaraha ka dhigeen horyaalka aduunka ugu wanaagsan.

Kooxda Chelsea sidii caadada u ahayd guul ayay gaartay welina hogaanka ayay ku fadhisaa sidoo kale Arsenal, Southampton iyo Man City ayaa guulo gaareen halka Liverpool iyo Man United ay u muuqato inay facooda ka hari rabaan.

Hadaba hoos kaga bogo todobaadkan iyo 11-ka xidig ee ugu wanaagsan EPL:

Goolhaye: Joe Hart (Manchester City)

Daafaca: Nathaniel Clyne (Southampton), Vincent Kompany (Manchester City), Gael Clichy (Manchester City), Fabricio Coloccini (Newcastle).

Khadka dhexe: Yaya Toure (Manchester City), Victor Wanyama (Southampton), Oscar (Chelsea).

Weerarka: Stewart Downing (West Ham), Alexis Sanchez (Arsenal), Sergio Aguero (Manchester City)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>