Weeraryahanka Bayern Munich Thomas Muller ayaa lasoo istaagay Messi iyo Neymar JR gooldhalinta koobka Aduunka kadib markii uu xalay dhaliyay goolka guusha ee Jarmalka ay ka heleen USA.
Thomas Muller oo sadexley ka dhaliyay Portugal kulankii furitaanka Koobka Aduunka Group D.
Neymar, Messi iyo Muller ayaa haatan leh min 4-gool, waxaana kusoo xiga xidiga reer Holland Robben & RVP sidoo kale Benzema, James Rodriguez iyo Shaqiri ayaa sidoo kale leh min 3-gool.
Liiska Gooldhalinta Koobka Aduunka:
Lionel Messi (Argentina), Neymar JR (Brazil), Muller (Germany)
Sadexda Gool
Van Persie, Robben (both Holland), Benzema (France), E Valencia (Ecuador), Rodriguez (Colombia), Shaqiri (Switzerland).
Labada Gool
Islam Slimani (Algeria) Cahill (Australia), Mandzukic (Croatia), Suarez (Uruguay), Gervinho (Ivory Coast), Depay (Holland), Perisic (Croatia), Martinez (Colombia), Dempsey (USA), Bony (Ivory Coast), A Ayew (Ghana), Musa (Nigeria)
Profile