Home » Maxaa Cusub » Tababaraha Algeria Vahid Halilhodzic Oo Magacaabay 30-Xidig Oo Hordhac U Ah Xidigahiisa Koobka Aduunka

Tababaraha Algeria Vahid Halilhodzic Oo Magacaabay 30-Xidig Oo Hordhac U Ah Xidigahiisa Koobka Aduunka


Feghouli

Tababare Vahid Halilhodzic ayaa soo magacaabay liis ka kooban 30-xidig kuwaas oo lasii yareyn doono ilaa dhamaadka bisha May, waxaana liiskaan hogaaminaya kubad sameeyaha kooxda Valencia Sofiane Feghouli iyo sidoo kale xidiga Inter Milan Saphit Taider.

Liiskaan shan ka mid ah waxaa laga soo xulay horyaalka Ingiriiska sidoo kale si la mid ah faransiiska ayaa laga soo xulay shan kale.

Xulka Algeria wuxuu ku group yahay: Belgium, South Korea & Russia

Liiska Rasmiga ah ee 23-ka xidig waxey Fifa u calaameysay in lasoo gudbiyo 2-da June.

Goolhayeyaasha: Izzedine Doukha (USM El-Harrach), Rais M’bolhi (CSKA Sofia), Cedric Si Mohamed (CS Constantine), Mohamed Lamine Zemmamouche (USM Alger)

Daafaca: Essaid Belkalem (Watford), Madjid Bougherra (Lekhwya), Liassine Cadamuro Bentaiba (Mallorca), Faouzi Ghoulam (Napoli), Rafik Halliche (Academica), Nacreddine Khoualed (USM Alger), Aissa Mandi (Stade Reims), Carl Medjani (Valenciennes), Djamel Eddine Mesbah (Livorno), Mehdi Sebaa Mostefa (AC Ajaccio)

Khadka Dhexe: Nabil Bentaleb (Tottenham), Ryad Boudebouz (Bastia), Yacine Brahimi (Granada), Sofiane Feghouli (Valencia), Adlene Guedioura (Crystal Palace), Amir Karaoui (ES Setif), Medhi Lacen (Getafe), Saphir Taider (Inter), Hassan Yebda (Udinese)

Weerarka: Abdelmoumen Djabou (Club Africain), Rafik Djebbour (Nottingham Forest), Nabil Ghilas (Porto), Foued Kadir (Rennes), Riyad Mahrez (Leicester City), Islam Slimani (Sporting Lisbon), Hilal Soudani (Dinamo Zagreb)


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close