Home » Maxaa Cusub » Sir La Helay 10-ka Heshiis Ee La Hubo Inay Xagaagan Hirgali Doonaan Oo Shaaca Laga Qaaday!

Sir La Helay 10-ka Heshiis Ee La Hubo Inay Xagaagan Hirgali Doonaan Oo Shaaca Laga Qaaday!


Premier League tranfer targets

Kooxaha Yurub ugu caansan waxay wadaan dadaalo farabadan oo ay ku doonayaan inay kuso xero galiyaan xidigaha tayada wanaagsan ee awooda dheeraad ka ah kusoo kordhin karaan sidaa darteed waxaa laga warqabaa koox walbo xidigaha sida gaarka ah ay ugu raad joogto, hadaba waxaa daaha laga qaaday heshiisyada la hubo inay xagaagan hir gali doonaan kor iyo hoos inkastoo qaar ka mid ah heshiisyadan ay hir gali doonaan maal maha nagu soo fool leh hadana qaar kalena dib ayay u dhici doonaan waxayna hirgali doonaan markii koobka aduunka laga soo laabto, hadaba hoos kaga bogo xidigaha la hubo in xili cayaareedka dambe maaliyad cusub ayagoo xiran la arki doono:

Rickie Lambert (Southampton to Liverpool)

Adam Lallana (Southampton to Liverpool)

Carlos Vela (Real Sociedad to Arsenal)

Luke Shaw (Southampton to Man United)

Serge Aurier (Toulouse to Arsenal)

Remy Cabella (Montpellier to Newcastle United)

Mario Manduzkic (Bayern Munich to Chelsea)

Diego Costa (Atletico Madrid to Chelsea)

Tiago (Atletico Madrid to Chelsea)

Toni Kroos (Bayern Munich to Man United)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close