Home » Maxaa Cusub » Sir Alex Ferguson Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

Sir Alex Ferguson Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa (+Sawiro)

desk

Ma ahan shaqsi caadi ah Sir Alex Ferguson wuxuu kubada cagta kaga tagay dhaxal aan dhamaad laheen sidaa darteed maanta waxaan idiin heynaa macluumaad ku saabsan macalinka caalamka ugu guulaha badan, waxaa la oran karaa heerka uu kubada cagta Sir Alex Ferguson ka gaaray ma jiro shaqsi ka gaaray! sidaa darteed lama soo koobi karo maclumaadkiisa oo dhameestiran balse waxaan idiin kaga heynaa inta ugu muhiimsan sida hantidiisa gaarka ah, guulaha uu gaaray iyo heerarkii uu soo maray asigoo cayaartooy ah iyo waliba asigoo macalin ah. Fadlan hoos kaga bogo macluumaadka macalinkan dhawaan cayaaraha ka fariistay:

Sir Alex Ferguson Earnings 2014

Sir Alex lacagta nadiifka ah ee uu heesto : $50 Million

Goobta uu ku dhashay : Glasgow, Scotland

Magaciisa oo dhameestiran: Alexander Chapman Ferguson

Xiliga uu dhashay : 31 December 1941

Clubs Managed : East Stirlingshire , Scotland , Manchester United

Magaca xaaskiisa : Cathy Ferguson

Caruurta uu dhalay : Darren Ferguson, Mark Ferguson, Jason Ferguson
sir-alex-ferguson-hd-wallpapers

Sir Alex Ferguson Waxqabadkiisa oo kooban Min Cayaartooy Ilaa Macalinimo: 
Sir Alex Ferguson waa halyeegii Man United baray guusha sidoo kalena ka dhigay kooxda ugu guulaha badan dalka England, macalinkan koob walbo oo caalami ah gacanta ayuu ku dhigay wuxuuna waqtigiisii ugu wanaagsanaa ku qaatay garoonka Old Trafford madaama sanadii 19986 ilaa 2013 uu ku sugnaa masraxa riyada kuna noqday shaqsiga caalamka ugu guulaha badan.

Naadiyadii uu Sir Alex usoo cayaaray :

  • Queen’s Park: 31-kulan 15-gool
  • Dunfermline Athletic – 89 kulan– 66 gool
  • Rangers – 41 kulan– 25 gool
  • Falkirk : 95 kulan– 37 gool

Naadiyadii uu macalinka usoo noqday:

  • East Stirlingshire
  • St. Mirren
  • Aberdeen
  • Scotland
  • Manchester United ( 1986 – 2013 – Retire )

Koobabkii kala duwanaa ee uu ku guuleestay:

  •  Scottish First Division
  • Scottish Premier Division – 3 jeer
  • Scottish Cup – 4 jeer
  • Scottish League Cup
  • UEFA Cup Winners’ Cup 2-jeer
  • UEFA Super Cup 2-jeer
  • Premier League – 13 jeer
  • FA Cup – 5 jeer
  • League Cup -4 jeer
  • FA Charity/Community Shield – 10 jeer
  • UEFA Champions League – 2 jeer
  • Intercontinental Cup
  • FIFA Club World Cup

Biladaha shaqsiyadeed ee uu ku guuleestay :

  • League Managers Association (LMA) Manager of the Decade
  • League Managers Association Awards Manager of the Year
  • LMA Special Merit Award
  • Premier League Manager of the Season – 11 jeer
  • UEFA Manager of the Year
  • Onze d’Or Coach of the Year
  • IFFHS World’s Best Club Coach
  • IFFHS World’s Best Coach of the 21st Century
  • World Soccer Magazine World Manager of the Year
  • BBC Sports Personality of the Year Coach Award
  • BBC Sports Personality of the Year Lifetime Achievement Award
  • English Football Hall of Fame (Manager)
  • FIFA Presidential Award 2011
  • Premier League 10 Seasons jeer
  • FWA Tribute Award: 1996
  • PFA Merit Award: 2007
  • Premier League Merit Award: 2012–13
  • Mussabini Medal of 1999
  • Officer of the Order of the British Empire
  • Commander of the Order of the British Empire
  • Knight Bachelor (Kt.): 1999

Sir Alex Ferguson Iyo Gaadiidkiisa qaaska ah:

  • Chevrolet Volt : Luxury Ride :

Chevrolet 2014 Cars Collection

 


Waxaa Aqrisay: (680)

Xafiiska Wararka Hiilkubad

Mogadishu - Somalia

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>