Home » Horyaalada » La liga » Shan Cayaaryahan Oo Barcelona U Sahli Karaan Inay Ku Guuleesato Champions League Xili Cayaareedka Soo Aadan

Shan Cayaaryahan Oo Barcelona U Sahli Karaan Inay Ku Guuleesato Champions League Xili Cayaareedka Soo Aadan


Colombia v Uruguay: Round of 16 - 2014 FIFA World Cup Brazil

Naadiga Barcelona xagaagan dadaal xoogan ayay suuqa Yurub ka wada waxayna dooneysaa kooxdan inay dib u dhis xoogan isku sameyso, macalin Luis Enrique ayaa maamulka Barcelona ka balan qaaday inuu koobka horyaalada Yurub kooxdan u qaadi doono xili cayaareedkan 2014/15 hadii loo soo gacan galiyo 5-cayaaryahan oo uu aaminsan yahay inay kooxdiisa awood dheeraad ah kusoo kordhin karaan, waxaa naga xasuusin ah in Barcelona ugu dambeesay hanashada Champion-ka sanadii 2011 sidaa darteed hoos kaga bogo laacibiinta uu macalin Lui Enrique sida gaarka ah u dalbaday:

Aymeric Laporte (Athletico Bilbao): waa xidig daafaca dhexe ka cayaaro

James Rodriguez (AS Monaco)

Luis Suarez (Liverpool)

Bruno Soriano ( Villareal): waa waaya arag khadka dhexe ku wanaagsan.

Matts Hummels (Dortmund)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Close