Dhammaan Wargeysyada Kasoo baxa dalka Talyaaniga ayaa saaka soo daabacay Cinwaan Isku mid ah oo sheegaya in Macalinka cusub ee Kooxda Ac Milan Seedorf uu sii heyn doono Kooxda Milan, iyadoo ay meesha ka baxday Rajadii yareyd ee uu macalin Conte ka lahaa inuu qabto Xilka Macalinimo ee Kooxda.
Sawirkaan Waa Wargeyska Gazzetta dello Sport ee kasoo baxa dalka Talyaaniga, wararkii ugu muhiimsanaa ee uu saakay qoray waxaa kamid ah
- Kooxda Ac Milan ayaa caddeysay inuu Clarence Seedorf Sii heyn doono Kooxda Ac Milan waxaana laga yaabaa inuu heshiis dheer saxiixo.
- Lionel Messi Oo Cristiano Ronaldo ku garaacay Qandaraas €20m ah.
- - Inter Milan ayaa Dagaal ugu jirto Fernando Torres or Javier Hernandez.
Muuqaalkaan aad u jeedo waa Cadadka maanta ee Wargeyska dello Sport waxaana Cinwaanada maanta uu qoray ugu waaweynaa:
- Alla Maxaa Kala Heysto Barça and Atletico.
- Dries Mertens: ‘Napoli Cayaar Wanaageeda hadda ayuuba bilowday’.
- Seedorf Oo Sii heynayo Milan Xilli Conte uu Madax xanuun ka qaaday.
Waa Muuqaalka Wargeyska Tuttosport. waxaana cinwaanadiisa kamid ahaa maanta:
- Marco Verratti: Waan la Cayaari Karaa Pogba.
- Halyeyga PSG: ” Juventus waxay igu heysaa Sasabasho Laakiin Anigana arrintaas iguma socoto.
- Berlusconi: ‘Seedorf Wuu sii joogi Doonaa Milan …