Real Madrid ayaa tababar ku qaadaneysa Lisbon iyadoo ka walwal qabta dhaawaca Pepe oo ah daafaca ugu muhimsan kooxda Real Madrid iyadoo caawa wajaheysa koox ay si ba’an ugu xifaaltaman horyaalka La Liga.
Xifaaltankii Caasimadda Madrid ayaa caawa ka dhici doona Lisbon waxaana ay heleen BBC oo caawa diyaar u ah kuwaas oo tababarka si toos ah u qaatay.
Xerada tababarka ee Real Madrid laga siiyay Lisbon waxaa ku sugan halyeeygii hore kooxda Raul Gonzales Blanco kaas oo doonaya inuu arko kooxdiisii hore oo qaadeysa Champions League.