Home » Europe » Champions League » Sawiro: Tababarkii Maanta Ay Atletico Madrid Isugu Diyaarineyso Kulanka Caawa Chelsea

Sawiro: Tababarkii Maanta Ay Atletico Madrid Isugu Diyaarineyso Kulanka Caawa Chelsea


article-2616105-1D743A2E00000578-880_634x382

Atletico Madrid ayaa 30-sano kadib soo istaagtay Semi Finalka Champions League iyadoo ay ugu dambeysay 19714-tii waxaana ay xili ciyaareedkaan muujiyeen awood dheeraad ah iyagoo sidoo kale hogaanka u haya horyaalka La Liga oo aan horay loogu aqoon heerkaan oo kale madaa Real iyo Barca ay madax ka ahaayeen.

Iska ilow Real iyo Barca, haatan Atletico ayaa hogaamineysa La Liga iyadoo 4-dhibcood ka sareysa Barcelona oo labaad ku jirta halka Real Madrid oo 3-aad ku jirtana ay ka sareyso 6-dhibcood, balse maanka ku haay in Real Madrid ay kulan gacanta ku heysato.

Atletico ayaa weyneysa Gabi oo ah kabtankooda. waxeyna halis ugu jiraan iney waayaan Koke, Juanfran iyo Insua hadii ay jaalayaal qaataan una soo gudbaan Finalka.

Lugtii hore ee ka dhacday Vincent Calderon oo marti loogu ahaa waxey kusoo idlaatay 0-0.

DAAWO SAWIRADA TABABARKII AY STAMFORD BRIDGE KU QAATEEN A. MADRID”
article-2616105-1D743E2200000578-428_634x542 article-2616105-1D743F4F00000578-146_634x403 article-2616105-1D743F5B00000578-19_634x423 article-2616105-1D748BAE00000578-508_306x423 article-2616105-1D748CBA00000578-93_306x423 article-2616105-1D7467EB00000578-991_634x465 article-2616105-1D7468A700000578-147_634x465 article-2616105-1D74088900000578-111_634x446 article-2616105-1D74407000000578-70_634x445 article-2616105-1D74537500000578-1_634x422

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close