Gunners ayaa kalsooni ku qabta iney caawa ku guuleysaneyso Koobka FA Cupka iyadoo ay u noqoneyso markii ugu horeysay oo ay koob qaadaan mudo 9-sanadood ah.
Inkastoo kubadu ay taay mid aan la isku haleyn karin, hadana shaqsi walba oo ka tirsan Gunners ayaa aaminsan in kooxdiisa ay goor hore sii diiwaan gashatay tartankaas.
Hull City ayaa la taagan Finalka FA Cupka waxaana labadan kooxood uu dagaal culus caawa ku dhexmari doonaa garoonka Wembley.