Tababaraha Everton Roberto Martinez iyo Halyeeygii hore Xulka Holland Ruud Van Nistelrooy ayaa daawaday tababarkii ugu dambeeyay xulka Holland ka hor kulankooda ugu horeeya groupka B ay Salvador kula yeelan doonaan xulka difaacanaya koobkan ee Spain.
Roberto Martinez ayaa howlo shaqo u jooga dalka Brazil isagoo soo tabiye u ah Televisionka EPSN wuxuuna ku qoran yahay kulanka Bosnia iyo Argentina ee dhici doona Axada