Xulka Netherlands ayaa xalay gaaray guul taarikhi ah kadib markii daqiiqadihii ugu dambeeyey guul muhiim ah ka gaareen Xulka Mexico sidaasna ay ugu soo baxeyn wareegga 8-da ee koobka adduunka, ayaan idiin soo gudbineynaa sawiradii ugu muhiimsana ee xalay laga qabtay xulankaan, haddaba daawasho wacan:
Profile