Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Peter Crouch Iyo Xaaskiisa  Abbey Oo U Dalxiis Tagay Xeeb Ku Taal France

Sawiro: Peter Crouch Iyo Xaaskiisa  Abbey Oo U Dalxiis Tagay Xeeb Ku Taal France


article-2671343-1F28E5BB00000578-923_634x529

Peter Crouch ayaa ku jiro asbuucii ugu dambeeyey ee fasaxiisa, sidaas  darteed isaga iyo qoyskiisa ayaa u dalxiis tagay xeeb  ku taala koonfurta France.

Never ending break: Abbey made her way onto the beach wearing one of her husband¿s striped t-shirts but soon removed the garment

Xidigii hore  England, xaaskiisa Abbey iyo gabadhiisa Sophia ayaa lagu arkay iyagoo ku dabaalamnayo Xeebta Mala, wuxuuna asbuuc  kadib dib ugu laaban doonaa Tababarka kooxda Stoke City si uu ugala qeyb qaato kulamada ay cayaareyso ka hor inta uusan furmin horyaalka Premier League England.

Family man: Peter Crouch hits the beach with wife Abbey and daughter Sophia

Careful: Abbey took care as she made her way onto the floating seat
Nice view: Abbey's pert posterior were on display in her slinky bikini bottoms

Hang on: The slim model struggled on stay onboard as they were dragged alongI've got you: Peter had to hold onto his wife to stop her falling into the sea

Safety first: The group made sure to get life jackets before taking part in any water sports

Family fun: The couple clearly have a fondness for water sports and it seems their daughter is growing to love it also


Close