Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Nemanja Vidic Oo Tababarkii Ugu Horeeyay La Bilaabay Kooxdiisa Cusub Inter Milan

Sawiro: Nemanja Vidic Oo Tababarkii Ugu Horeeyay La Bilaabay Kooxdiisa Cusub Inter Milan


-Iyado shalay ay aheyd waqtigii lasoo bandhigay saxiixa cusub ee kooxda Inter Milan Nemanja Vidic isla markaana uu qabtay shirkiisii jara’aid ee ugu horeeyay hadana maanta ayuu tababarkiisa ugu horeeyay la bilaabay kooxdiisa cusub.

Vidic ayaa si xor ah Inter kaga soo biiray kooxda Manchester United isagoo saxiixay heshiis sadex sano ah oo uu kusii joogayo kooxda ka dhisan garoonka Sansiro.

DAAWO SAWIRADII VIDIC TABABARKA MAANTA INTER MILAN

-

-

----

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Close