Aartiistaha caanka ah ee Cristiano Siqueira oo u dhashay dalka Brazil ayaa sameeyay boorar uu ugu tala galay 32-dal ee ka qeyb galaya Koobka Aduunka wuxuuna boorarkaan ku muujiyay hogaanka wadan walba uu leeyahay.
Xulka England wuxuu hogaamiye uga dhigay Wayne Rooney oo ah weeraryahanka ay ku fanaan, halka Argentina uu u qaatay boqorkooda Lionel Messi, Portugal ayaa loosoo xushay gool ma gafahodoa CR7.
Sidoo kale Booraraka waxaa kasoo muuqan doona xidigo waaweyn oo ay ka mid yihiin:
RVP, Suarez, Sneijder, Robben, Dempsey, Chicharito, Valencia, Hazard, Obi Mikel, Lee Choung Young, Asamoah Gyan, Kevin Prince Boateng, Micheal Essien, Yaya Toure, Drogba, Mario Balotelli, Ribery, Benzema, Xavi, Iniesta, Casillas, Tim Howard, Palacio, Jay Rodriguz, Joel Campbell, Luka Modric, Mario Mandzukic, Mesut Ozil, Neymar JR, Bastian Schweniestieger, Lahm.
DAAWO SAWIRADA BOORARKA:
BRAZIL: Neymar JR
BOSNIA: Edin Dzeko
BELGIUM: Eden Hazard
AUSTRALIA: Tim Cahill
SWITZERLAND: Gokhan Inler
URUGUAY: Luis Alberto Suarez
UNITED STATES OF AMERICA: Bradley, Dempsey, Howard
ALGERIA: Sofiane Feghouli
ARGENTINA: Lionel Messi
SPAIN: Xavi Hernandez, Iker Casillas, Andreas Iniesta
RUSAIA: Aknifeev
PORTUGAL: Cristiano Ronaldo
NIGERIA: Vincent Enyeama, Obi Mikel & Joel Obi
MEXICO: Javier Hernandez (CHicharito)
IRAN: Jalal Hosseini, Reza Ghoochannejhad & Javad Nekounam
ITALY: Super Mario Balotelli
IVOARY COAST: Didier Drogba & Yaya Toure
JAPAN: Kiezuke Honda & Shinji Kagawa
SOUTH KOREA: Lee Chung-Young
HONDURAS: Wilson Palacios
NETHERLANDS: Robin Van Persie, Arjen Robben & Wesley Sneijder
GREECE: Giorgos Karagounis
GHANA: Micheal Essien, Asamoah Gyan & Kevin Prince Boateng
GERMANY: Mesut Ozil, Philipp Lahm & Bastian Schweinsteiger
COSTA RICA: Joel Campbell
CROATIA: Luka Modric & Mario Mandzukic
ECUADOR: Antonio Valencia
ENGLAND: Wayne Rooney
FRANCE: Frack Ribery – Bilal – & Karim Benzema
COLOMBIA: James Rodriguez
CHILE: Alexis Sanchez
CAMEROON: Samuel Eto’o
Sawirkeed is leedahay waa midka ugu quruxda badan?