Home » Maxaa Cusub » Sawiro: Chelsea Oo Soo Bandhigtay Maaliyada Ay Martida Ku Ciyaari Doonto Xili Ciyaareedka Soo Aadan

Sawiro: Chelsea Oo Soo Bandhigtay Maaliyada Ay Martida Ku Ciyaari Doonto Xili Ciyaareedka Soo Aadan



Kooxda Blues ee ku ciyaarta garoonka Stamford Bridge ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda cusub ee xili ciyaareedka soo aadan waana kulamada martida ah ee ay booqan doonto garoomada kale.

Maaliyadaan ayaa loo ekeysiiyay nooc ay horay kooxda ugu ciyaartay 2008/2009. waxxeyna leedahay Kalar Jaale ah.

Chelsea yellow away kit

Sidoo kale Blues ayaa soo bandhigtay maaliyadeeda sadexaad ee ay ku ciyaari karto xili ciyaareedka soo aadan waana Madow.

Chelsea 2014-2015 third kit design leaked

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close