Horyaalka Ingiriiska ayaa shalay galab lasoo xiray kadib 760-kulan oo ay ciyaareen 20-kooxood oo heerka koowaad ka ciyaareysay intii u dhaxeysay August 2013 ilaa May 2014, Waxaana horyaalka la hoyatay kooxda Manchester City kadib guul ay gurigooda Etihad Stadium kaga gaareen West Ham United.
Hadaba Shalay Waxey Wargeysyada Ingiriiska Kasoo qabteen maalinta ugu dambeysa ee horyaalka sawiro aad u fiican oo aan caadi aheyn qaarkood ay leeyihiin layaab halka qaarka kalana ay leeyhiin qosol.
NALA DAAWO SAWIRADII LAGA SOO QABTAY HORYAALKA ENGLAND SHALAY.